Home Uncategorized Haweeneydii loo heystay dilka gabadhii yareyd ee Saabiriin oo la xukumay

Haweeneydii loo heystay dilka gabadhii yareyd ee Saabiriin oo la xukumay

0

Maxkamadda Daraja koowaad ee magaalada Galkacyo ayaa xukun dil ah ku xukuntay eedeysane Hodan Maxamuud Diiriye, oo loo heystay dilka Saabiriin Seylaan Cabdullaahi oo dhawaan ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Seygeeda ayaa Cabdicasiiis Nuur Xaashi ayaa isna lagu xukumay hal sano oo xabsi ah iyo ganaax lacageed oo gaaraya 500 oo doolar.

Meydka Saabiriin ayaan weli la aasin oo talaagada ku jira.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here