Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka cabdikariin axmed xasan ayaa soo gaaray magalada Gaalkacyo ,waxaana garoonka Gaalkacyo Ku soo dhaweyay masuliyiinta maamulka Gobolka kan degmada Gaalkacyo iyo qeybaha bulshada ee ku dhaqan Gaalkacyo .
Wafdiga ayaa marki Gaalkacyo ay yimaden kulamo kale duwan la yeeshay masuuliyinta Galmudug, odoyaasha deganka iyo sidoo kale bulshada rayid ka ah
Wafdiga inta ay jooogan Gaalkacyo aya la qorsheynaya in kulamo kale ay la yeeshaan dhinacyada kala duwan ee bulshada magaalada Gaalkacyo.








