Wararka naga soo gaaraya magaalada gaallkacyo ee xarunta gobalka mudug Aya waxa ay shegayan in mahalada gaallkacyo uu ka dhacay weerar ay gaysten maleshiyad hubaysan kuwaasi oo ka soo jeda deganada maamulka puntand.
Weerarka ayaa waxa uu ka dhacay meel xoga baxsan magaalda taa oo Lagu magacaabo buulo bacley iyadoona sida la shegay wearkaasi ay fuliyen maleshiyo beleedyo ka soo jeeda maamulka puntand.
Inta la xaqiijiyay weerarka Hal qof Aya Ku dhintay 2 kalena way kudhawcmeen waxana dhawaca shaqsiygaasi la geyay mid ka mida isbitaalada magaalada gaallkacyo.
Saraakiisha lamaha amaanka galmudug ee gaallkacgaallkacyoyo oo Hobyomedia ay xiriir la sameysay wali wax faah faahin ah kama bixin iyadona magalada laga daremayo cabsi ah in arintan ay sii balaarato.
Maalmihi U danbeyay magaalada gaallkacyo ee galmudug waxa ka socday dilal iyo afduub taa oo inta badan ay geysanayen maleshiyaad ka soo jeda maamulka puntand.
Wixii warar ah kala soco Hobyomedia