Musharax Madaxweyne Liiban Axmed Xasan ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay odoyaal iyo siyaasiyiin ka soo jeeda beesha mareexan waxaana laga wada hadlay arimo farabadan
Kulan qaddo Sharaf ahaa uuna U sameeyey Xildhibaanada iyo Siyaasinta Heer Feedaraal ee ka soo jeeda Beesha Mareexaan, Iyadoona Kulanka ay qeyb ka ahaayeen Xildhibaanada Beesha Sacad iyo Siyaasiin kale oo Kulanka lagu Casuumey.
Kulanka ayaa isugu jirey Isxog-wareysi, Taageero iyo Garab istaag Loogu Sameyo musharax Liibaan Axmed Xasan.
Musharax Madaxweyne Galmudug Liibaan Axmed Xasan Ayaa Xusey in Muuhiim ay tahay iskaashi iyo wadajirka dadka ka soo jeeda Labada Beelood Ee Sacad iyo Mareexaan iyo guud ahaan beelaha ku midaysan Dowlad Goboleedka Galmudug.
Hobyomedia xafiiska warqabadka muqdisho








